Talooyin cuntada looga ilaaaliyo halaawga oo la cuni karo muddo dheer

 
  • Qaboojiye: Ka dhig heerka +5
    • Qeybta sare: Jiiska, cuntada harto, subaga, iwm.
    • Qeybta dhexe: Caanaha, yoogadka, kareemka, jiiska la duduubay
    • Qeybta hoose: Hilibka,soosajka, Kalluunka
    • Qaanada saladka: Saladka iyo khudaarta iyo miraha aan halaabayniniyo
    • Albaabka: Subaga, ukumada, suugada, mayooneeska, mastadhka, jaamka, cabitaanada
  • Cuntada harto
    Dhig cuntada hartay iyo cuntada qeybta cuntada gasaca la isticmaalay oo ku keydi farantijeerka.
     

Bundeszentrum für Ernährung © BLE

War bixino kale:
 
Ku saabsan adeega iyo raasshiinka www.sge-ssn.ch
Ku saabsan su’aalaha macaamiisha www.konsumentenschutz.ch
Ku saabsan su’aalaha horumarinta caafimaadka www.gesundheitsfoerderung.ch
 
PDF
 
 
Buug-yarahaan waxaa lala soo saaray caawinta takhasuska ee ka socdo Bulshada Iswiss ee Nafaqada (Swiss Society for Nutrition) SGE iyo taageerada dhaqaalaha ka socota Health Promotion Switzerland iyo Femmes-Tische Schweiz Ladies Roundtable Switzerland).
Bern/Zürich 2019
 
HomeSitemapKontaktAlle Dokumente auf einen BlickGrundlagenDas Projekt
Unterstützt durch: Gesundheitsförderung Schweiz & Stiftung für Konsumentenschutz
GGGessen - gesund und günstig essen
Budget Schwangerschaft / Säugling / Kleinkind Gemeinschaftsverpflegung
Methodik Kinder und Eltern Nahrungsmittelunverträglichkeiten
Rezepte Jugendliche Anknüpfung an Projekte
Umsetzungsbeispiele Erwachsene Weiterführende Informationen